Main menu

Pages

Internet and security for Smartphone


Internet and security for Smartphone


DIGNIIN🔑Furaha qolkaaga aad ku leedahay internetka qofna haku aaminin 2022 haddaad haysato ama soo iibsato Smartphone ( iPhone ama Samasung iwm ) adigu gacantaada ku sameyso Emailkii aad ku furan laheyd mobilkaaga, sababtoo ah hadduu qof kuu sameeyo wuxu kula maamuli doonaa mobilkaaga.

Waxaana laga yaabaa inuu si khaldan u isticmaalo sawiradaada amaba dhib u geysto dadka aad saaxiibka kula tahay baraha bulshada sida Facebook, Twitter, Instagram, TikTok iwm sidaa darteed  haddii aad fahmi weyso JungalSoftware wuxuu diyaar u yahay inuu ku caawiyo si aad u badbaadsayo sharafkaaga iyo bedqabka isticmaalka mobilkaaga


Comments