Main menu

Pages


Update system Software

Update system Software 

 ku dadaal inaad mobile kaaga dhan waliba ka cusbooneysiisid maalin waliba Software ama Applications si aad uga nabad gasho tuugada internetka waayo waxay raadiyaan daaqad yar oo ay ka soo galaan mobilkaaga si ay kuu dhibaateeyaan, jidka la maro si loo update gareeyo mobilka waa uu sahlan yahay, haddii aad fahmi weyso JungalSoftware waxay diyaar u tahay inay ku caawiso waqti kasta -- soo dhawoow 






 

Comments