Main menu

Pages



 Ogsoonoow haddaad isticmaasho Smartphone

In aysan sir kuu qarsaneyn haddaba si aad u nabad gasho isticmaal adigoo og in lagu arkayo oo dad kula fiirsanayaan mobilkaaga haddii kale waxaad ku dhici doontaa dabinno ay tuugo dhex dhigteen internetka ‼️si aad taa uga fogaato waxaa muhiim ah inaad adkeysato albaabada mpbilkaaga laga soo gali karo. 


Comments